Madaxweyne Xasan oo Jubbaland madaxdooda oo ka arrinsaday dagaal ka dhan ah Al Shabaab (Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubaland Mudane Axamed Maxamed Islaam ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada Dowlad-goboleedka Jubaand kaasi oo lagaga arrinsaday dib u xorenta deegaanada ku jira gacanta Al Shabaab ee ay ku dhibaateynayaan shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha oo Golaha Wasiirrada la wadaagay qorsheyaasha dowladda Federaalka ee dardar galinta wejiga … Continue reading Madaxweyne Xasan oo Jubbaland madaxdooda oo ka arrinsaday dagaal ka dhan ah Al Shabaab (Sawirro)